Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Kabkii Miisaaniyada oo laga joojiyay Dowlada Fadaraalka
    Somalia

    Kabkii Miisaaniyada oo laga joojiyay Dowlada Fadaraalka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 7, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowlada Somaliya waxay lumisay Kab Miisaaniyadeed oo ay ka heli jirtay Wadamo reer Yurub ah Bishan.

    Kabka Miisaaniyadeed ee ka baaqday,ayaa gaaraya $4-6 Milyan.

    Dalalka bixin jiray Kabkaas,waxaa ka mid ahaa Ingiriiska iyo Wadamada Iskaandaneefiyaanka.

    Hakinta Kabida dhaqaale ee ay Dalalkan sameeyeen,waxaa sababay dhawr arimood oo kala ah…

    1.Siyaasada M.Xasan ee kala qaybisay Dalka.

    2.Mudo ku darsashadii DG iyo DF ee Madasha

    3.Musuqa baahsan ee gaaray ilaa Xaafiiska Madaxweynaha.

    Mabdi’iyan talaabooyinka la dagaallanka musuqa M.Xasan qaaday,waa loo baahnaa.

    Balse,waa in dagaalka musuqu taabtaa Xaafiisyada Wasiirada,RW iyo Madaxweynaha.

    Si gaar ah Lacagta kasoo xaroota Qaadka ee toos ugu gudubta Xaafiiska Madaxweynaha,ayaa Isha lagu hayaa in uu taabto dagaalka Musuqa.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.