Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Gudoomiye Aadan Madoobe oo Inqilaabay Baarlamaankii Fadaraalka
    Somalia

    Gudoomiye Aadan Madoobe oo Inqilaabay Baarlamaankii Fadaraalka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 8, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Laba Inqilaab,ayuu sameeyay Gudoomiye Aadan Madoobe..

    1.Waxuu Inqilaabay soo jeedintii Xildhibaanada ee ahayd halala Xisaabtamo Xukuumada.

    2.Dul istaagida heshiiskii Madasha aan loo dhamayn lagu gaaray.

    Xildhibaanadu way difaacdeen Saakay maqaamkooda,waxaase shaki ku jiraa in ay kusii adkaysan doonaan.

    Aadan Madoobe qiimo dhaqaale,ayuu ku badashay socod siinta Qodobadan,waxaana la og Gudoonka kale iyo Gudiga joogtada ah.

    Xildhibaanada dagaallamaya waxay ubadan tahay in ay wax ka rabaan wax kala goosiga ee aysan Sharciyad ilaalinayn.

    Dhaliishu waa in Baarlamaanadu aysan qiimo lahayn oo ay Jeebka ugu jiraan Villa Somaliya.

    Isku soo wada duuboo Xasan waa nugul yahay,waxaana sii xoogaystay Mucaaradkiisa iyo fursadaha lagu fashilin karo.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.