Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Daawo Xildhibaanadii hor istaagay Inqilaabkii Aadan Madoobe
    Somalia

    Video:-Daawo Xildhibaanadii hor istaagay Inqilaabkii Aadan Madoobe

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 8, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Fadhigii xildhibaannada Golaha Shacabka ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa ku soo dhaamay buuq ka dib markii xildhibaannada qaar ay ka horyimaadeen ajnadaha oo ahaa dhagaysiga Wasiirka Amniga Gudaha oo qayb ka ahaa isla xistaabtanka xukuumadda.

    Xildhibaanno tiradoodu gaarayso 30 mudane ayaa soo gudbiyay mooshin ay ku dareen ajandaha iyaga oo dalbanayay in wasiirka aanu ka hadlin fadhiga maanta.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka Xil.Jeesoow

    https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1677667943851741185?t=xqsA_Txrfrmv2p1NhFkw1g&s=19

    Halkan ka daawo muuqaalka Xil.Sanyare

    https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1677667145575018497?t=9KOUgy3nTm8ytgXQz7fiyA&s=19

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.