Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Beesha Gadabuursi oo si adag uga hor timid hogaaminta Xassn Shiikh
    Somalia

    Beesha Gadabuursi oo si adag uga hor timid hogaaminta Xassn Shiikh

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 12, 2023Updated:July 12, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Beesha Gadabuursi waxay ugarnaqsatay si Gobannimo ah oo nadiif ah.

    Waxay sheegatay cabashadeeda,iyadoon gefin oo soo bandhigtay xaqa ay ku leedahay awood qaybsiga hogaaminta Wadanka.

    60-kii Sano ee Somaliya Qaranka ahayd Beeshu marna ma lumin Wasiir “A” oo ka mid ah Cadadka Hilbaha sare marka laga reebo xiligan iyo hogaaminta M.Xasan Shiikh.

    Way cadahay 20-ka Xildhibaan ee Beeshu in ay difaacayaan xaqa Beesha oo ay Xasan la dirirayaan.

     

    Halkan ka akhriso:-

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.