Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay tahay diciifnimada Siyaasadeed Ee Madaxweyne Xasan dareemayo?
    Somalia

    Maxay tahay diciifnimada Siyaasadeed Ee Madaxweyne Xasan dareemayo?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 12, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xasan xilligan,waxuu dareemayaa diciifnimo Siyaasadeed oo ay adag tahay in uu ka dabaasho….

    1.Kacdoonka Xildhibaannada.

    2.Kacdoonka Siyaasiyiinta miisaanka culus.

    3.Kacdoonka ka dhashay waxa uu ugu yeeray la dagaallanka musuqa.

    4.Fashilka dagaalkii argagixisada.

    5.Fashilka Barnaamijkii Deyn cafinta.

    6.Dhaqaalo yarida baahsan.

    Laba arimood oo uu nafis bidayay,waxay ku keeneen jab oo waa uga sii dareen culayskii haystay,waxayna kala yihiin…

    B.La dirirka musuqa ee farsamaysan.

    T.Isku Shaandhayntii koobnayd.

    Sida la saadaalinayo Xasan waa say ugu bilaabatay diciifnimada Siyaasadeed oo marba marka kasii danbaysa karku waa kusii siyaadayaa.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.