Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Jabka Aaran-shaydaan iyo fashilka Gaas iyo Cumar qabsaday,waa saxansaxadii Dimuqraadiyada.
    Somalia

    Faallo:-Jabka Aaran-shaydaan iyo fashilka Gaas iyo Cumar qabsaday,waa saxansaxadii Dimuqraadiyada.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 12, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Reer Puntland ha ogaadaan oo haku seexdaan in ay Dimuqraadiyad ugudbeen oo Somali ay hormuud ugu noqon doonaan markale….

    1.Bishan,waxaa hirgalaya ansixinta natiijadii Doorashada Golayaasha Deegaanka si Dastuuriya.

    2.Wax ka badalkii Dastuurka,ayaa dhamaystirmaya.

    3.Bisha danbe,waxaa samaysmi doona Gudiga rasmiga ah ee Doorashooyinka PL (PEC).

    4.Waxaa xigi doona diyaarinta iyo shaacinta Jadwalka Doorashada Baarlamaanka,Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa.

    Majiri doonto mudo kordhin marka laga reebo ugu badnaan 3-bilood oo farsamo ah,waxaana Shacabka PL si toos ah ay usoo dooran doonaan Xildhibaanadooda iyo Madaxweynahooda inta udhaxaysa Oktoobar Sanadkan iyo Maarso Sanadka danbe.

    Siyaasi Kursi doon ah iyo Isimo 66-doon ah,waxaa ka adkaaday Shacab Dimuqraadiyad doon ah.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.