Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Turkiga oo ogolaaday Xubinimadii Nato Ee Sweden
    Somalia

    Video:-Turkiga oo ogolaaday Xubinimadii Nato Ee Sweden

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 12, 2023Updated:July 12, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Turkigu waxa uu ogolaaday In Dalka Swedan ku biirto Quwada Nato ee reer Galbeedka.

    Badalkeedeeda Swedan waxay balan qaaday inay fulinayso Dhamaan sharuudihii Turkiga.

    Dalalka reer Galbeedku waxay sheegeen in ay Turkiga kala shaqaynayaan inuu isna ku biiro Midowga Yurub

    “Turkigu,waxa uu ku badashay Xubinimada Nato ee Sweden in lagala shaqeeyo xubin ka noqoshada Midowga Yurub”Ayaa lagu soo ururin karaa go’aanka Turkiga.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://youtube.com/watch?v=f-dEjSDwAbc&feature=share7

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.