Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Cumar iyo Gaas yay ku matalayaan Shirka Xasan Ee Muqdisho?
    Somalia

    Cumar iyo Gaas yay ku matalayaan Shirka Xasan Ee Muqdisho?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 12, 2023Updated:July 12, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Labadan Oday ma matalaan Daarood,waxayna ku tageen oo ku aqbaleen casuumadii Xasan danahooda ugaarka ah.

    Dowlada Xasan Daarood banaankuu ka joogaa kumana lahan matalaad iyo maqaam.

    Cumar iyo Gaas kama duwana Xamsaha Xoghaynta ah.

    Haday wax xeerinayaan oo matalaad leeyihiin uma aysan tageen Xasan,iyadoo…

    1.Xasan iyo PL oo kala tagay.

    2.Xasan oo SNM kala shaqaynaya burburinta LC.

    3.Xasan oo Gedo go’doomiyay bahdilayna.

    4.Xasan oo Kursigii matalaada Daarood Xoghayn ka dhigtay.

    Goormuu shaqayn doonaa damiirka Cumar iyo Gaas,saakay haday dhiidhiyi waayeen?

    Maxay usoo kordhinaysaa hor fariisiga Xasan?

    Xamse in lagu badasho oo Xoghayn cusub laga dhigto maxay maqaam ah oo ay uleedahay?

    Sababta aan Deni uraacnay waa tan oo kale.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.