Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Ugu danbayn Aaran-shaydaan oo aaminay hay’adaha sharciga PL
    Somalia

    Video:-Ugu danbayn Aaran-shaydaan oo aaminay hay’adaha sharciga PL

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 13, 2023Updated:July 13, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Mucaaradkii Puntland markii dhamaan dariiqyadiii fowdada ahaa ay ka soo xirmeen ayay hadda doorteen dariiqii saxda ahaa ee sharciga iyo garsoorka.

    Waxaan maqli jiray nin qooro baraar doonaya oo looga fadhiyo qooro barbaar.

    Weerarkii Aaranjaan iyo mucaaradku abaabuleen ee lagu weeraray baarlamaanka Puntland waxaa ku dhimatay in ku dhow 40 qof oo Reer Puntland ah.

    Mucaaradku hadda mar kale raadinayaan xukun iyo hagbad iyo wax la mid ah halka looga fadhiyo inay qaataan masuuliyadii dadkii ay ku laayeen Garowe.

     

    WQ:-Farah Jama.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1679435622455410688?t=WW0EEggg_Lw_8_3KeCu9WA&s=19

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.