Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dadaalka Suldaan Garaase oo aran-shaydaan ay khatar ku yihiin
    Somalia

    Dadaalka Suldaan Garaase oo aran-shaydaan ay khatar ku yihiin

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 14, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Suldaan Garaase rabbi hakaraameeyo,waxuu qaatay door dayacnaa.

    Khatarta wajahaysa dadaalka Suldaanka,waa Aaran-shaydaan oo qorshaysanaya in ay agdagaan.

    Suldaanka,waxay rabaan in ay ka dhaadhiciyaan maalgelinta Shirka in iyagu qaadanayaan si ay Daaha gadaaahiisa saamayn ugu yeeshaan Shirkaas.

    Shirkaas,waa macno beelayaa,waana lagu kala tagayaa hadii Dadku dareemaan Aaran in ay meel kasoo galaan.

    Suldaan ka fogow kuwaas oo yaan xataa lagugu xaman,waxaad tahay Maanta Suldaan PL,mid Daarood,mid Harti iyo mid Majeerteen.

    Aaran-shaydaan,waxay soo dubteen oo fashiliyeen,ceebeeyeen oo soo isticmaaleen Koofiyadii Islaanka.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.