Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ururka Mideeye oo markale ku celiyay in uu diidan yahay waxkabadalka Dastuurka
    Somalia

    Ururka Mideeye oo markale ku celiyay in uu diidan yahay waxkabadalka Dastuurka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 15, 2023Updated:July 15, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shirka jaraa’id ee uu qabtay Ururka Mideeya?

    Hal Qodob waa looga hakan karaa?

    1.Dib udhaca ansixinta Natiijadil Doorashooyinkii Golayaasha Deegaanka ee Maxkamada Dastuuriga ah.

    Qodob looma hakan karo?

    1.Dhibkii ka dhacay Garowe oo Ururku saaray eediisa Dowlada,taasoo aysan waxba ka jirin loona jeeday cida masuuliyada dhibkaas qaaday.

    Qodobka wax ka badalka Dastuurka?

    Dastuurka in wax laga badalo xiligan,waa umuhiim reer PL,sababtoo ah,waxaa uga xiran Labo arimood oo masiiriya….

    B.In Xisbiyada la badiyo si fursad loo siiyo Qof walba oo han Siyaasadeed leh.

    T.In Shacabku doortaan Madaxweynahooda.

    Baarlamaanku awood,ayuu uleeyahay wax ka badalka Dastuurka,isagoo umaraya Wadooyinka Sharci ee isla Dastuurku dhigayo,waana mareen.

    Mideeye,waxaa ka muuqata rabitaan ah in Siyaasadu Dad, koox ama Ururo kooban ay uxiraanto,taasoo Bulshada PL ay diidan tahay.

    Inta badan hadalka kasoo baxay Mideeye waa Siyaasad hadal ee mahan dan hadal iyo mid ku qotoma masiirka Ummadda.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.