Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dowlada Fadaraalka oo dardargelisay qorshe Nabadeed oo ay ku badbaadinayso Muuse Biixi
    Somalia

    Dowlada Fadaraalka oo dardargelisay qorshe Nabadeed oo ay ku badbaadinayso Muuse Biixi

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 15, 2023Updated:July 15, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Odayaashii mudo ujoogay Hargaysa in ay Muuse la kulmaan,balse lagu adkeeyay la kulankaas,ayaa Muuse uyeeray oo la kulmay.

    Ujeedka la kulanka Odoyaashan ee Muuse,waa in la muujiyo waan-waan ay Dowlada Fadaraalku wado in ay socoto.

    Waa qorshe ay isla og yihiin Xasan iyo Muuse oo looga jawaabayo hadalkii Garaad Jaamac laguna khaldayo Beesha Caalamka iyo Somalida.

    Si gaar ah Shirka QM ee Madaxda caalamku kawada qaybgalayso dhamaadka Sanadkan,ayaa la rabaa in Xasan la shir tago oo yiraahdo,waxaa meel wanaagsan noo maraya waan-waan Nabadeed oo aan ka dhex wadno Labada dhinac.

    Laba jeer,ayay QM casuntay Odoyaashan si ay uga warbixiyaan,waxa uqabsoomay,balse masoo ajiibin uyeeridaas,waxayna ahayd qorshe laysla ogaa.

    Sida ay qorsheeyeen Xasan,Geelle iyo Muuse Odoyaashaas,waxay sii joogi doonaan Hargaysa ilaa Bisha Sagaalaad si loosii Lug jiido waxa lagu sheegay Waan-waanta Dowlada Fadaraalku ka dhex wado SSC iyo SNM.

    Hadafkooda Guud waa baalgelin Muuse loo samaynayo.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.