Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Xeer Daarood ma lagu dhiqi karaa Dowladnimo?
    Somalia

    Faallo:-Xeer Daarood ma lagu dhiqi karaa Dowladnimo?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 17, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sida ay kusii siqayso,waxaa PL nidaamkiisu kasii gudbayaa mid ka mid ah caqabadaha hor taagnaa,kaasoo ah Oday Dhaqameed.

    Kala qaybsanaanta ay muujiyeen Dhaqanku,waxay fududaynaysaa in ay yaraato caqabadooda.

    PL waxay ugudbaysaa in Xeerarka nidaam ee dhigan ay noqdaan waxa layskula laabto ee lagu kala baxo,halkii ay ka ahaan lahaayeen Oday Dhaqan oo leh aragti,rabitaan iyo dan ugaar ah.

    Odoyaasha Dhaqanku xilli la burburay oo Somalidu ay dib ugu laabatay bilowgii Noloshooda halkii ay kasoo askuntay ayay wax badbaadsheen.

    Balse saakay oo uu noo dhisan yahay Maamul qaangaaray in aan weli daba haysano Xeer Dhaqmeed oo Xeer Dowladeedkeena uu ka xoog badnaado waa Ceeb iyo horusocod xumo.

    Caqabada Dhaqanka hadaan ka gudubno Saakay,waxaa noo haraya midka Ciidamo Beeleedyada.

    Waa in aan ku kala baxnaa hay’adaheena Sharciga oo ay ugu horeeyaan Garsoorka iyo Baarlamaanka.

    Aduunka casriga ah Xeer Dhaqameed laguma hago Dowladnimo.

    Waxa kaliya ee uu naga anfacayo Maanta Xeer Dhaqameedku,waa in Ummadaha kale ay ogaadaan in aan ahayn Ummad soo jireen leh oo lahayd Xeerar ay ku kala baxaan.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.