Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Gulufka Xasan Ee xilligan malooga adkaan karaa AlShabaab?
    Somalia

    Gulufka Xasan Ee xilligan malooga adkaan karaa AlShabaab?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 17, 2023Updated:July 17, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Alshabaab way adag tahay in laga adkaado,sababahan awgood…..

    1.Majiro Ciidan Qaran oo lagula dagaallamo.
    2.Majiro Dhaqaale lagula diriro.
    3.Majiro qorshe Qaran oo lagula tacaallo.

    Beel iskeed isku abaabushay oo Shabaab iska dhicin karta,waxaa ka jirta Koonfurta iyo Bartamaha Beesha Xawaadle.

    Abgaal Maleeshiyaadkoodii ilaa iyo hada way ka gaari waayeen guul la taaban karo Alshabaab.

    Habar-gidir wax badan iskugumaba dayin oo waxaa lagu tilmaamaa in Labada dhinacba ay Talyayaasha Ciidamada ka yihiin.

    Murursade,waa la Siyaasadeeyay Maleeshiyaadkoodii.

    Daarood iyo Raxanweyn dagaalka lagama qaybgelin.

    Haatan Shabaab waxay go’doomiyeen Baydhabo,waxayna meel ujirta 1-km ugu yeereen Ganacsatadii iyo Macallimiintii,waxayna usheegeen in ay Canshuur ka bixiyaan Mushahaarkooda iyo Ganacsigooda.

    Sidoo kale hawlgalo ayay ka fuliyeen Kaxda iyo Dayniile,waxaana laga cabsiqabaa in ay Ciidan ahaan kusoo weeraraan Muqdisho,sababtoo ah Ciidamadii hareeraheeda fadhiyay oo loo qaaday Gobollada kale.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.