Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Deni iyo Islaan Ciise oo isku fahmay kulamadoodii hordhaca ahaa
    Somalia

    Madaxweyne Deni iyo Islaan Ciise oo isku fahmay kulamadoodii hordhaca ahaa

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 17, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Islaan Ciise,waa gar qaatay,markii Madaxweynuhu kula garnaqsaday…..

    “Islaan 3-dii Bilood ee lasoo dhaafay 6-,jeer,ayaan kaa codsaday in aan kawada hadalno Labadeennu xaalka Garowe,waana iga Biyo diiday,hadalkaas Islaan Ciise garowshiyo,ayuu ka bixiyay”.

    Haatan Islaanka iyo Madaxweynihii waa isku fahmeen kulamadoodii hore.

    Islaanku,waxuu ka codsaday Madaxweynaha Laba Qodob in dib loogu dhigo oo fursad la siiyo,kuwaasoo kala ah…

    1.Ku dhawaaqista Natiijadii Doorashada Golayaasha Deegaanka ee Maxkamada Dastuuriga ah.

    2.Ansixinta waxka badalka Dastuurka.

    Dhankiisa Madaxweynuhu,waxuu codsaday in uu kala soo tashanayo ku xigeenkiisa iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka.

    Xalay ayay kulmeen Madaxweynaha,ku xigeenkiisa iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka,iyagoo kawada hadlay soo jeedinta Islaan Ciise.

    Caawa,ayaa mar Sadexaad kulan dhexmaridoona Labada Islaan iyo Madaxweynaha,kasoo la filayo in uu kasoo baxo go’aamo laysla qaatay.

    Islaan Ciise,waxaa haligay Aaran-shaydaan,haatanse,waa kasoo baxsaday,waxaana loo baahan yahay in Xukuumadu utanaasusho oo karaamayso.

    Islaan Bashiir dadaalkiisii,waxuu umuuqdaa mid miro dhal ah.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.