Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Hubka la qorshaynayo in loo fasaxo Somaliya waa noocee?
    Somalia

    Hubka la qorshaynayo in loo fasaxo Somaliya waa noocee?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 17, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Weli lagama fududayn Cunaqabatayntii Hubka Dowlada Somaliya.

    Sanadkan dabayaaqadiisa Shirka Qaramada Midoobey,ayaa loo ballamay in dib u eegistii ugu danbaysay lagu sameeyo.

    Ka hor,waxaa la rabaa in la helo midnimo Siyaasadeed iyo qorshe farsamo oo Somalidu heshiis ku tahay si loo fuliyo fududaynta Cunaqabataynta Hubka.

    Ilaa iyo hada ma muuqato in Dowlada Dhexe iyo DG ku heshiin karaan qorshe Farsamo oo Hubka loo baahan yahay lagu maareeyo.

    Dowladaha reer Galbeedku,waxay danaynayaan in loo fasaxo Somalida soo iibsashada Hubka oo aysan ku jirin…

    1.Diyaaradaha.
    2.Taangiyada.
    3.Madaafiicda qaar.

    Dowlado kooban,ayaa hadana loo qorshaynayaa in ay Somalidu Hubka ka soo iibsan karaan….

    1.Maraykanka.
    2.Shiinaha.
    3.Turkiga.
    4.Masar.

    Jibril Qoobey.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.