Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Laascaanood
    Somalia

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Laascaanood

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 18, 2023Updated:July 18, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Si weyn,ayaa loogu Jabiyay SNM dagaalkii Maanta kasoo socday in kabadan 9-Saacadood.

    Weerarka,waxaa soo qaaday SNM,waxayna soo riixeen markii hore Ciidan fadhiyay meel Dooxo ah,kadib,waxaa xoojiyay Ciidamo ka tagay Maraaga.

    Ciidamadaas,waxaa usuura gashay in ay jabiyaan Ciidamada SNM.

    Wararku waxay sheegayaan in Sadex fariisin laga qabsaday oo Aaga Bari ah,balse Habeenkoo damay si rasmi ah looma xaqiijin karo.

    Dhimashada dhanka Hartiga Maanta waa =20
    Dhimashada dhanka SNM Maanta waa =42 inta lagu arkay goobihii dagaalku dhacay.

    Dhaawaca dhanka Hartiga Maanta waa =32.

    Dagaalka Maanta dhanka SNM si weyn,ayaa loogu jabiyay.

    Saraakiil door ah in ay ku waayeen SNM dagaalka Maanta,ayaa sugan.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.