Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Mudug oo Xasilooni iyo Ciyaaro ku naaloonaysa
    Somalia

    Mudug oo Xasilooni iyo Ciyaaro ku naaloonaysa

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 19, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Mudug-ta Maanta jirtaa waa midan ku naaloonaysa Nabad,isdhexgal iyo Ciyaaro.

    Saaxo mudo dhawayd oo Sanado ah,waxay ahayd Ceelal Xooluhu ka cabaan,saakayna waa Degmo buuxda oo leh Adeegii Dowladnimo.

    Sidoo kale,waxay ka mid noqotay Degmooyinkii ay ka qabsoomeen Doorashooyinka Golayaasha Deegaanka.

    Waxay haatan udiyaarsan tahay in ay wax ka doorato Xildhibaanada iyo Madaxweynaha.

    Caasimada Gobolka ee Gaalkacyo,waxaa ka socda tartan xiiso leh oo Degmooyinka Gobolka Mudug ku ciyaarayaan Kubada Cagta.

    Dowlada Puntland,ayaa leh amaantaas.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.