Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Kulankii Xamse iyo Xubnaha PL ku matala Labada Gole oo is Afgaranwaa kusoo idlaaday
    Somalia

    Kulankii Xamse iyo Xubnaha PL ku matala Labada Gole oo is Afgaranwaa kusoo idlaaday

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 23, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kulankii Xalay dhexmaray RW Xamse iyo Xildhibaanada,Seneterada laga soo doorto Puntland,waxuu kusoo idlaaday fashil.

    Xamse ujeedada uu casumay Xildhibaanada iyo Senetereda kasoo jeeda Puntland,waxay ahayd amar ka yimid M.Xasan oo loogu olalaynayo meel marinta heshiiskii Madasha.

    80% Sen iyo Xil ka qaybgalay kulanka,waa ku Gacansayreen taageerada heshiiskaas,taa badalkeeda,waxay Xamse ku eedeeyeen…

    1.In uusan Matalaad lahayn oo uu difaacan waayay xataa Kursiga uu ku fadhiyo ee RW.

    2.In uu kala jabiyay midnimadii Labada Maamul ee JL iyo PL.

    3.In uu waxba tari waayay SSC oo ku xigeenkiisu si cad ugu xadgudbay laguna hagardaameeyay Dowladnimada uu ka yahay RW.

    4.In uu taageeray burburinta PL oo Dadka loo adeegsanayo ugudbiyo dhaqaalaha iyo Rasaasta.

    Xamse ma filayn in Xil iyo Sen kasoo jeedaa PL sidaa uga fog yihiin oo ay ka midaysan yihiin saluugmada hogaamintiisa.

    Koox dano gaar ah ku qabta,ayaa si khaldan uga dhaadhicisay in ay taageersan yihiin Xubnaha Labada Gole ee Baarlamaanka Fadaraalka ku matala Puntland.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.