Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muxuu ku salaysan yahay socdaalka Xasan Shiikh Ee Ruushka?
    Somalia

    Muxuu ku salaysan yahay socdaalka Xasan Shiikh Ee Ruushka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 23, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Socdaalkiisa Talyaaniga kadib,waxuu uga sii gudbi doonaa Ruushka,sida Wararku nagu soo gaarayaan Xasan Shiikh.

    Ujeedka socdaalka ee Ruushka waa lasoo wareegid Hub laga helay Ruushka.

    Hubkaas,waxaa laga soo dejin doonaa Jabuti,maadaama aysan saarnayn Cunaqabatayn.

    Kadib Jabuti,waxaa loo qaybin doonaa Labo oo Hargaysa,ayaa loo dirayaa qayb ka mid ah,halka qaybna Muqdisho laga soo dajin doono,sida wararku sheegayaan.

    Qaybta Hargaysa,waxaa loogu talagalay in Muuse looga caawiyo dagaalka Sool uu kawado,sida Wararku noo xaqiijiyeen.

    Xasan oo fulinaya danaha isbahaysiga uu kula jiro Geelle,ayaa si weyn ugarab taagan SNM.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.