Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ma dhabaa in Xasan Shiikh uguurayo duleedka Dhuusamareeb?
    Somalia

    Ma dhabaa in Xasan Shiikh uguurayo duleedka Dhuusamareeb?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 23, 2023No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xasan,waxuu leeyahay,waxaan uguurayaa oo fariisin ka dhiganayaa Saldhig xoogaa Ciidan ah lagu ururshay oo ku yaal duleedka Dhuusamareeb.

    Sidoo kale Xamse,ayaa fariisin looga dhigayaa caasimada Hir-shabelle ee Magaalada Jowhar.

    Wasiirka Amniga,ayaa isna loo dirayaa Degmada Xarardheere.

    Qorshahan,waa mid Xasan dajistay oo uu leeyahay,waxaan ku xoojinayaa dagaalka Shabaab iyo bilaabida Wajiga Labaad.

    Balse Dadka la socda dagaalka Shabaab iyo xaalada amni ee B iyo K Wadanka,waxay u arkaan qorshe lagu mashquulinayo Bulshada loogana jeedinayo fashilka Dowlada.

    Xasan safar diyaaradeed,ayuu ku gaaray Jowhar oo waxyar ujirta Muqdisho,isagoo Magaalada Gudaha ugeli waayay oo Garoonka Diyaaradaha kula kulmay Maamulka Gobolka iyo kan Hirshabelle,kadibna isla Diyaaradii Muqdisho dib ugu soo celisay maalmo ka hor.

    Shabaab waxay go’doomintii ka qaadeen Baydhabo,kadib markii Ganacsatada iyo Macallimiinta Magaaladaas aqbaleen Canshuur ay kusoo rogeen.

    Sidoo kale Shabaab,waxay hawlgalo ka fuliyeen Kaxda iyo Dayniile,waxaana laga cabsi qabaa in ay Ciidan ahaan kusoo weeraraan Muqdisho.

    Beel iskeed isku abaabushay oo Shabaab iska dhicin karta,waxaa ka jirta Koonfurta iyo Bartamaha Beesha Xawaadle.

    Qorshihii Atmis looga saari lahaa Dalka,ayaa qarka usaaran in uu fashilmo,markii loo waayay Ciidan Somaliyed oo badala.

    Alshabaab in laga adkaado in ay adag tahay,ayay qabaan falanqeeyayaasha Siyaasada iyo Amniga Wadanka,sababahan awgood…..

    1.Majiro Ciidan Qaran oo lagula dagaallamo.
    2.Majiro Dhaqaale lagula diriro.
    3.Majiro qorshe Qaran oo lagula tacaallo.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.