Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Garaad Jaamac oo si weyn loogu soo dhaweeyay Zambia
    Somalia

    Video:-Garaad Jaamac oo si weyn loogu soo dhaweeyay Zambia

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 24, 2023Updated:July 24, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maqaam sare,ayaa loogu soo dhaweeyay Zambia Garaad Jaamac Garaad Cali.

    Jaaliyada Puntland ee Zambia,ayaa casuntay Garaadka iyo weftigiisa.

    Jaaliyada Puntland ee Zambia waa Lafdhabarta difaaca Sool,markalana waxay udiyaariyeen dhaqaale xoog badan.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Sharaf haday jirto Jaaliyada Puntland ee Zambia,ayaa leh xaqiiqdii.

    Waxaa la oran karaa Zambia,waxaa iskugu tagey hormuudkii Bulshada,marka la qiimeeyo doorkooda sareeya ee ay ka galaan arimaha masiiriga ah ee Puntland.

    Difaaca,gurmadka,horumarka iyo midnimada Puntland,waxay… pic.twitter.com/DCgKtl5cto

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) July 24, 2023

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Khilaafkii Ceelka Qabooley Ee G.Mudug oo lasoo afjaray

    September 27, 2025

    Ku dhawaad Labaateenayo Xubno argagixisada ah oo lagu laayay Calmiskaad

    September 27, 2025

    Muxuu ku salaysan yahay socdaalka Madaxweyne Deni Ee Nayrobi?

    September 27, 2025
    Latest Posts

    Puntland Army killed more than 15 Terrorists Militant last two days

    Khilaafkii Ceelka Qabooley Ee G.Mudug oo lasoo afjaray

    Ku dhawaad Labaateenayo Xubno argagixisada ah oo lagu laayay Calmiskaad

    Muxuu ku salaysan yahay socdaalka Madaxweyne Deni Ee Nayrobi?

    Banaanbixii Muqdisho Ee Sabtida oo la baajiyay

    Ciidamada PL oo Ceelal hor leh ka sifeeyay argagixisada

    Trump oo markale ilhaameeyay Xasan Shiikh

    Faallo:-Dabka uga shidmay Xamar Xasan halkee la aadi doonaa?

    Wax badan ka ogow tagida Xasan Shiikh Ee Kismaayo

    Jubaland oo garab istaagtay mucaaradka Muqdisho.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.