Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faahfaahin Shirka Cunada Qaramada Midoobey Ee Talyaaniga
    Somalia

    Faahfaahin Shirka Cunada Qaramada Midoobey Ee Talyaaniga

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 25, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shirka Qaramada Midoobay ee Ladagaalanka Cuna yarida iyo Macaluusha oo ka qabsoomay Dalka Taliyaaniga,ayuu ka qaybgalay M.Xasan.

    Shirkan maqaamkiisu,waxuu ahaa heer Agaasime,balse Xasan oo dano kale leh,ayaa ku matalay Somaliya.

    Ujeedka Shirku waxa uu ahaa ka hor tagida macaluusha iyo ladagaalanka Cunayarida.

    Arimaha looga hadlayay,ayaa,waxaa ka ahaa…

    1.Sidii kor loogu qaadi lahaa wax soosaarka Dalaga Beeraha.

    2.Kobcinta kaabayaasha dhaqaalaha si gaar ah Cunada.

    3.Dalalka mucaawimada ubaahan sidii loo gaarsiin lahaa.

    4.Dalalka maalgashiga ubaahan sidii loo maal galin lahaa.

    Dagaalka ka socda Ukrain,ayaa saamayn balaaran ku yeeshay Cuntada Aduunka,gaar ahaan Afrika.

    Somaliya xiligan uma diyaarsana maalgashi,balse waxay codsan kartaa mucaawino dheeriya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.