Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Aadan Madoobe”Weerarkii Kuliyada Jaalle Siyaad,waxuu ahaa mid qorshaysnaa”
    Somalia

    Video:-Aadan Madoobe”Weerarkii Kuliyada Jaalle Siyaad,waxuu ahaa mid qorshaysnaa”

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 25, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gudoomiye Aadan Madoobe waxa uu sheegay in weerarkii lagu qaaday kuliyada Jaalle Siyaad uu ahaa mid qorshaysnaa.

    “Kuliyada Jaalle Siyaad,waxay ahayd meel aan cid kasta iska geli karin Dowladana Lagula xisaab tamayo”Ayuu yiri A.Madoobe.

    Dhimashada Askarta,ayaa sii kordhaysa oo hada maraysa kudhawaad 50.

    Halka Dhaawaca Askartu marayo 80-Askari.

    Ujeedkii Shalay Sacdiyo diyaarada Garowe loogu soo saaray,waxay ahayd weerarkaas in laga jeediyo Indhaha shacabka oo Puntland lagu jeediyo.

    Gudoomiye Aadan Madoobe,waxuu umuuqdaa Nin fahmay qorshahaas oo hadlay ugu danbayn muujiyayna dareenkiisa damqashada ah.

    Jibril Qoobey. pic.twitter.com/LRZq77PP8Y

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) July 25, 2023

    Ujeedkii Shalay Sacdiyo diyaarada Garowe loogu soo saaray,waxay ahayd weerarkaas in laga jeediyo Indhaha shacabka oo Puntland lagu jeediyo.

    Gudoomiye Aadan Madoobe,waxuu umuuqdaa Nin fahmay qorshahaas oo hadlay ugu danbayn muujiyayna dareenkiisa damqashada ah.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.