Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Beesha Harti oo Cudud Ciidan iyo mid Hub iskugu geysay Laascaanood
    Somalia

    Beesha Harti oo Cudud Ciidan iyo mid Hub iskugu geysay Laascaanood

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 29, 2023Updated:July 29, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ku dhawaad 700 oo Gawaarida dagaalka ah oo ay ku jiraan Todobo Taangi iyo Sadex BM,ayaa Caawa Laascaanood hareeraheeda difaac uga jira.

    Sidoo kale ku dhawaad 10,000-Askari,ayaa heegan ku ah Fariisimo ku teedsan Laascaanood.

    Beesha Harti ee difaacanaysa Dhulkeeda,waxay muujisay awood ka dhex muuqatay Geeska Afrika.

    Laascaanood,waxay utahay Beesha Harti muhiim oo in looga adkaado difaaceeda,waxay uga dhigan tahay Siyaasadii iyo amaankii Geeska oo looga itaalroonaaday.

    Dagaalkaan waa dagaalkii ugu baaxada weynaa,Taariikhda Somalida inta la ogyahey, marka laga fiirsho…

    Dhanka Tirada Ciidamada.
    Dhanka Militariga
    Dhanka Machines ka.
    Dhanka Qaddiyadda lagu dagaalamayo.
    Dhanka Cadaawadda iyo naceybka uu abuurey.
    Dhanka ka qayb galka.
    Dhanka baaxadda saameynta

    Isku dar waxaa Laascaanood ku diriraya in ka badan 20,000 ilaa 25,000 oo Ciidan ah iyo in ka badan 2000-Tikniko ah.

    Sida muuqata Somaliya masii ahaan doonto Qaran mid ah ee waxay uguuri doontaa Qaramo yar-yar mustaqbalka dhow,waana halka uu salka ku hayo hardanka socda.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Ku dhawaad 300 oo Gawaarida dagaalka ah oo ay ku jiraan Todobo Taangi iyo Sadex BM,ayaa Caawa Laascaanood hareeraheeda difaac uga jira.

    Sidoo kale ku dhawaad 7000-Askari,ayaa heegan ku ah Fariisimo ku teedsan Laascaanood.

    Beesha Harti ee difaacanaysa Dhulkeeda,waxay muujisay… pic.twitter.com/TP3TRTLQi8

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) July 29, 2023

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.