Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ruushka oo Afrika ku taageeraya Qamadi,Hub iyo Sirdoon
    Somalia

    Ruushka oo Afrika ku taageeraya Qamadi,Hub iyo Sirdoon

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 30, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    “Afrika,waxaan kala shaqaynayaa sidii ay ku heli lahaayeen Hub,Qamadi iyo Wardoon mararka qaarkood bilaash ah”Ayuu yiri Ruushku.

    Waa Sadex waxyaalood oo baritaar u ah kaligood talyayaasha Kuraasta ku dhegan ee Afrika,taa badalkeedana ceeb iyo yax-yax ku ah Shucuubta Qaarada.

    Qamadi,Hub iyo Sirdoon uma qalanto Bulshada Qaarada in lala hor yimaado.

    Ugu yaraan reer Galbeedku,waa ka xishoodaan waxaas oo kale in ay masraxa lasoo istaagaan oo,waxay dantooda ku dhex darsaan arimo uqalma Bini’aadamka sida…

    1.Ilaalinta Xuquuqda Bini’aadamka
    2.Xoojinta Dimuqraadiyada.
    3.Adeegyada Asaasiga ah ee Bulshada.
    4.Taageerada Miisaaniyadaha Dowladaha.
    5.Taageerida Hay’adaha gargaarka.
    6.Kobcinta Dalagyada Cunnada.

    Markii horaba,waxaa bahdil ahayd in Putin iyo 50-hogaamiye Afrikaan ah ukulmaan si isu qalanta.

    Madaxda Afrikaanku kalama hadlin Ruushka dagaalka Ukrain,balse waxay xooga saareen siday uga heli lahaayeen Qamadi bilaash ah,taasoo hoosta ka xariiqaysa garashada iyo damiirka hooseeya ee Madaxda Afrika.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.