Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Bosaso oo wacdaro ka muujisay Natiijada Imtixaanka Dugsiyada Dhexe
    Somalia

    Bosaso oo wacdaro ka muujisay Natiijada Imtixaanka Dugsiyada Dhexe

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 5, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Bosaso waxay ka muujisay dadaal Natiijada Imtixaanka Dugsiyada Dhexe ee Puntland.

    10-ka ugu sareeya kaalmaha,waxay heshay 5-ka mid ah Bossso.

    Waa wax lagu farxo oo mudan in la bogaadiyo Macallimiinta,Maamulka Iskuulada,Gudoonka Waxbarashada Bari iyo Ardayda.

    Waxaa ceeboobay Gudoonka Waxbarashada Mudug,Macallimiinta,Maamulayaasha Iskuulada iyo Ardayda oo hoos uga dhacay heerkii ay joogi jireen.

    Guud ahaan Ardayda reer PL ee ku baastay Imtixaankan,waa bogaadinaynaa,kuwa ku dhacayna,waxaan leenahay dadaal wacan markale.

    Wasaarada Waxbarashada Puntland hanbalyo,shaqo adag,ayaad qabateen.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.