Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»(TPEC) oo ku wareejisay Buugga xogta guud ee xubnaha ku soo baxay Goleyaasha Deegaanka Degmooyinka W. Arimaha Gudaha PL
    Somalia

    (TPEC) oo ku wareejisay Buugga xogta guud ee xubnaha ku soo baxay Goleyaasha Deegaanka Degmooyinka W. Arimaha Gudaha PL

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 6, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garowe, August 06, 2023: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Mudane Abdi Farah Juxa ayaa Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland (TPEC) kala wareegay buugga xogta guud ee xubnaha ku soo baxay Goleyaasha Deegaanka Degmooyinka Dowladda Puntland.

    Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Mudane Cabdi Faarax Siciid oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha DPL Mudane Mohamed AIi Farah Farmayeri ayaa Guddoomiyaha Guddiga KMG ee Doorashooyinka Puntland TPEC Mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid oo ay weheliso Xoghayaha Guud ee Guddiga Marwo Ubax Abshir Cabdullaahi kala wareegay buugga Liiska xubnaha ku soo baxay Goleyaasha Deegaanka ee Dowladda Puntland.

    Buugaan oo ay ku dhantahay xogta guud ee xubnaha ku soo baxay Goleyaasha Deegaanka Degmooyinka Puntland ee lagu soo doortay nidaamka dimoqraadiyadda ee hal qof iyo hal cod ayaa waxaa si rasmi ah u la wareegay Wasaaradda Arrimaha Gudaha DPL oo dhawan mudayn doonta jadwalka fariisinta Goleyaasha Deegaanka Puntland ee 30 Degmo.

    Dhammaad

    Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha DPL.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.