Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Axmed Madoobe oo ku hungoobay safarkiisii Muqdisho
    Somalia

    Axmed Madoobe oo ku hungoobay safarkiisii Muqdisho

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 6, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Axmed Madoobe,waxuu uyimid Xamar Laba Qodob oo kala ah…

    1.In la mideeyo dagaalka argagixisada Wajigiisa Labaad.

    2.In dhaqaalaha,Saadka iyo Ciidanka wax laga siiyo Maamul ahaan.

    Axmed waa ku qaday codsigiisa oo Xasan waa ku Gacansayray.

    “Hubka,Dhaqaalaha iyo Ciidankuba Anaga naga badna”Ayuu Xasan ku yiri Axmed.

    “Sidoo kale dagaalka isku mar mawada bilaabi karno oo naguma filna awooda aan heli karno hada”Ayuu Xasan ku yiri Axmed markale.

    Waxaa fashilmay qaybtii JL iyo KG ee Wajiga Labaad dagaalka argagixisada,kaasoo ay fulin lahaayeen Ciidamo isku dhaf ah.

    Itoobiya oo hogaamin lahayd hawlgalka,ayaa hakisay Ciidankeedii,waxayna ku dooday in aysan helin taageero dhaqaale iyo mid Qalab oo ay ka sugaysay Maraykanka iyo Imaaraadka.

    Wal walka ugu weyn ee Axmed Madoobe haysta,waa Laba Arimood oo kala ah…

    B.In Shabaabka lasoo didiyo usoo guuro Jubbooyinka.

    T.In Dowlada Xasan hubayso Beelaha Jubooyinka.

    Wajigii hore ee dagaalka argagixisada,waa fashilmay,halka kii Labaadna la waayay Saadkii,Dhaqaalihii iyo Ciidankiiba,waxuuna Xasan rabaa maaweelo kooban in uu ka sameeyo Ceelbuur.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.