Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Abiy oo tagidiisii Ruushka ka helay jawaab celin kharaar
    Somalia

    Abiy oo tagidiisii Ruushka ka helay jawaab celin kharaar

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 7, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Tagidii Ruushka iyo hadalladii sida fudud uga soo baxay,waxay ugu kaceen qiimo weyn Ra’isalwasaare Abiy.

    Durba,waxaa Dab looga shiday Deegaanka Amxaarada,waxaana loo maaliyay Eretereya.

    Maleeshiyada Amxaarada,ayaa si fudud loogu sahlay Hub iyo Saad fara badan in ay Gacanta ku dhigaan.

    Eretereya oo ay sii kala fogaanayeen,kana falcelinaysa hadalkii ugu danbeeyay ee ahaa (Waa in Itoobiya heshaa Deked) oo in badan la fahansan yahay in uu ku wajahnaa,ayaa ka faa’idaysanaysa fursadan,waxayna garab utahay Maleeshiyada Amxaarada.

    Reer Galbeedku,waxay Abiy ku karbaashayaan dabacsanaanta uu umuujiyay Ruushka.

    Abiy,waxaa lagu tilmaamaa Nin fudud oo aan muujin deganaansho iyo bisayl Siyaasadeed.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.