Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka ka socda Deegaanka Amxaarada Itoobiya
    epa000454054 Ethiopian special forces soldiers patrol the streets of Addis Ababa, Friday 10 June 2005. Most shops were shuttered and taxis were again on strike for the third day in a row while families collected the dead for burial following riots over election results and government warnings that any more civil unrest would be dealt with sternly. EPA/STEPHEN MORRISON
    Somalia

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka ka socda Deegaanka Amxaarada Itoobiya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 8, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Deegaanka Amxaarada ee Itoobiya,waxaa ka socda dagaal xoog leh oo u dhexeeya Maleeshiyaad Deegaanka ah iyo Ciidamada Dowladda.

    Magaalooyinka Bahir-Dar iyo Gonder,ayaa dagaalka ugu xooggan ka socdaa.

    Dagaalkan,ayaa laysku adeegsaday Hubka cul culus oo ay ku jiraan Diyaaradaha aan Duuliyaha lahayn,waxaana muuqata in uusii xoogaysanayo.

    Sidoo kale dagaalka,ayaa ka socda Magaalada Warshadaha caanka ku ah ee Debrebirhan, oo 130km ama 80-Mayl dhanka Waqooyi ka xigta Caasimada Wadanka ee Addis Ababa.

    Adis-ababa,waxaa iyadana ka socda xariga loo gaysanayo Siyaasiyiinta,Wariyayaasha iyo Dadka kale ee udhaqdhaqaaqa danaha Dadka Qowmiyada Amxaarada.

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.