Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa udanbeeyay xaalada cakiran Ee Wadanka Niger?
    Somalia

    Maxaa udanbeeyay xaalada cakiran Ee Wadanka Niger?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 8, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Diblumaasi sare oo Mareykan ah,ayaa sheegtay in uu wadahadallo furan oo adag la yeelatay taliska millateriga Afgembiga kula wareegay dalka Niger.

    Victoria Nuland, oo ah ku simaha ku xiigeenka xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka,ayaa sheegtay in hogaamiyeyaasha Afgembiga kula wareegay dalka aanay ogolaan in ay Dalka dib ugu soo celiyaan nidaamkii dimuqraadiga ahaa.

    Sidoo kake waxay sheegtay in ay ka hor istaageen in ay la kulanto Madaxweynaha xilka laga qaaday, Mohamed Bazoum.

    Xubnaha Ururka Dhaqaalaha ee Wadamada Galbeedka Afrika ee loo soo gaabiyo ECOWAS,ayaa lagu wadaa inay kulmaan khamiista.

    ECOWAS,ayaa hore Taliska Millateriga Niger ugu sheegay in ay qaadi doono tallaabo milatari, hadii aanay soo siideyn Madaxweyne Maxamed Bazoum.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.