Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xuska Maalinka Ciidanka Itoobiya oo Baydhabo lagu qabtay
    Somalia

    Xuska Maalinka Ciidanka Itoobiya oo Baydhabo lagu qabtay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 10, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sawiradan waa dabaaldega Maalinta Ciidanka Itoobiya oo Baydhabo lagu qabtay waynaynteeda.

    Baydhabo,waa qayb ka mid ah Kilinka 5-Aad ee Somalida Itoobiya si dadban,hadii 19-Sano oo danbe lasii joogana si toos ah,ayay unoqonaysaa.

    Gedo waa la mid,waxaana si dadban umaamula Wardoonka iyo Milleteriga Itoobiya.

    Kismaayo waa qayb ka mid ah Gobolka Waqooyi Bari Somalida Kenya si dadban,10-Sano oo danbe waxay toos uhoos tagaysaa Kenya.

    Hargaysa waa go’day oo banaan ayay taagan tahay.

    Yaa Qaran ah?

    Yaa la Xukumaa?

    Yaa Dowlad ah?

    Villa-da,Garoonka Aadan-cade iyo Dekeda Atmis ilaaliso miyaa Dowlad ah?.

    Shaqadii loo igmaday ee ahayd sii socodsiinta Geediga Dib udhiska Dowladnimo Somaliyed Xasan,waa ku fashilmay.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.