Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay yihiin Mashaariicda Waxbarasho ee PL lagu taageero oo ay rabto in Wasaarada Waxbarashada Fadaraalku joojiso?
    Somalia

    Maxay yihiin Mashaariicda Waxbarasho ee PL lagu taageero oo ay rabto in Wasaarada Waxbarashada Fadaraalku joojiso?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 10, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maxay yihiin Mashaariicda Waxbarasho ee PL lagu taageero oo ay rabto in Wasaarada Waxbarashada Fadaraalku joojiso?

    Halkan ka akhriso:-

    1.Global Partnership Education oo ay fuliso UNICEF,Mashruucaan waa gabagabo xiligan lacagtiisuna waxay ahayd 8.8M iyo 3.6M loogu talagalay Dugsiyada Abaaruhu saameeyeen.

    2.Waxaa jirta Lacag cusub oo Somaliya la siiyay,taasoo loo qaybsan jiray Saddex Aag oo kala ah..

    B.Faderaalka.
    2.Puntland.
    3.Somaliand.

    Balse hadda Wasiir Faarax wuxuu xusul duub ugu jiraa in meesha laga saaro Puntland oo loo qaybsado Somaliya iyo Somaliland.

    2. Education Can not wait,waa dhamaaday xilligan, mashruucan,waxaana fulinayay Save the Children iyo CARE ,waxaa la sugayaa Lacag cusub oo la siiyay Somaliya,balse sidoo kale waxaa dagaal xoog leh ku jira Wasiir Faarax Cabdiqaadir oo doonaya in PL meesha laga saaro loona qaybsado Somaliya iyo SL.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.