Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka ka socda Gobolka Amxaarada
    Somalia

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka ka socda Gobolka Amxaarada

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 11, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Mareykanka iyo UK,ayaa ku biiray Sadex Waddan oo kala ah Japan, Australia iyo Newzealand, kuwaas oo walaac ka muujiyay xaaladda amni ee sii xumaaneysa ee Wadanka Itoobiya.

    Rabshado dhawaan ka dhacay Gobollada Oromada iyo Amxaarada,ayaa horseeday dhimashada Dad Shacab ah iyo xasilooni darro”Ayaa lagu yiri bayaan wadajir ah oo ay soo saareen.

    Khubarada arrimaha xuquuqda aadanaha ee Qaramada Midoobay, ayaa hore u sheegay in ay ka walaacsan yihiin xaaladda amnidarada ay ee Itoobiya wajahayso,waxayna Dowladda ugu baaqeen in ay xaalad deg-deg ah ku soo rogto Gobolka Amxaarada oo uu dagaal haatan ka socdo.

    Dhanka kale, Israel ayaa shaacisay inay soo daad gureyneyso in ka badan 200 oo isugi jira muwaadiniinteda iyo dadka ka soo jeeda Qowmiyadda Yuhuuda ee ku nool Laba magaalo oo ku yaala Gobolada dalkaas.

    Gobolka Amxaarada,waxaa ku nool Kumanaan Qof oo ka soo jeeda Qowmiyadda Yuhuudda.

    Dagaalka ka socda Gobolka Amxaarada,ayaa sii xoogeysanaya,kaasoo udhaxeeya Ciidamada Dowladda Federaalka Itoobiya iyo Maleeshiyaadka Deegaanka ee Fano.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.