Sagaal Ciidanka Somaliland ah,ayaa ku dhintay,halka dhaawacu gaarayo 17-kale iska hor imaadka dhexmaray Jamhada Gacan Libaax”Sidaa waxaa xaqiijiyay Talyaha Booliska SL.
Talyaha Booliska Somaliland oo ka waramaya khasaaraha soo gaaraya Ciidanka Somaliland ee weeraray Jamhada Gacan Libaax hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Talyaha Booliska Somaliland oo ka waramaya khasaaraha soo gaaraya Ciidanka Somaliland ee weeraray Jamhada Gacan Libaax. pic.twitter.com/X4gLADKzYh
— Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) August 11, 2023