Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dhagayso:-Mowqifka SSC iyo Dimuqraadiyada PL Ee Madaxweynihii hore Gaas
    Somalia

    Dhagayso:-Mowqifka SSC iyo Dimuqraadiyada PL Ee Madaxweynihii hore Gaas

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 11, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dr. Cabdiweli M. Cali Gaas oo ka hadlayay Twitter Space-ka Jibril Qoobay,ayaa ka warbixiyay arrimo badan oo la xiriira..

    1. SSC
    2. Puntland.
    3.DFS

    “Waxaan ku qancin waynay Ajnabigii noo imaanayay in ay tagaan dhulka SSC, waxay ku oranayaan wax kastoo calaamad Dowladmimo muujinaya oo ka jirta SSC ma taageeri karno”Ayuu yiri M.Gaas.

    Sidoo kale,waxuu ka hadlay Madaxweyne Gaas oo si weyn ubogaadiyay Dimuqraadiyada Puntland kuna tilmaamay horumar la gaaray.

    “Puntland meel Ilaahay loogu mahdiyo ayay joogtaa oo horumarka ka socdaa meel uu Somaliya ka jiraa majiro ee Dadku rabigood haku xamdiyaan”Ayuu yiri M.Gaas.

     

    Halkan ka dhagayso Waraysiga Gaas

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.