Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Sacuudiga oo aqbalay in uu Srael la galo heshiis taariikhiya
    Somalia

    Sacuudiga oo aqbalay in uu Srael la galo heshiis taariikhiya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 12, 2023Updated:August 12, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sa’udi Arabia iyo Srael waxay samaysanayaan xiriir rasmi ah ama si caadi ah ayay uwada dhaqmayaan oo aan colaadin lahayn.

    Waa qorshe Maraykanku kasoo shaqeeyay oo qsyb ka ah braahimiya,kaasoo Srael loogu samaynayo Sxbo Muslim ah.

    Qorshahan,waxuu hoos udhigayaa colaadii Islaamka iyo Yuhuuda,maadaama Sacuudigu yahay Boqortooyadii Carabta iyo astaantii Islaamka oo uu ku yaalo Xaramkii barakaysnaa.

    Sacuudigu in uu xiriirka Srael caadiyeeyo,waxay ka dhigan tahay in caalamka Islaamku aqoonsaday ama caadi u arkay Dowlada Yuhuuda.

    Sacuudigu,waxuu ku badashay caadiyaynta xiriirka Yuhuuda Sadex arimood oo kala ah…

    1.Srael oo tanaasul weyn usamaysa Falastiin.
    2.Srael oo ogolaata Sacuudiga oo samaysta Warshad Niyukler Shibil ah.
    3.Maraykanka oo usameeya xaqiijin amaan.

    Dhanka Maraykanka,waxuu Sacuudiga ka xaqiijiyay Sadex Qodob oo muhiim u ah,kuwaasoo kala ah…

    B.In uusan Saldhig Milleteri siin Shiinaha.
    T.In uusan Saliida uga iibin Lacag aan Dollar ahayn.
    J.In saamaynta Shiinaha ee Bariga Dhexe ay æsan kobcin.

    Diyaarinta Saxiixa heshiiskan,waxay qaadanaysaa ilaa 12-Bilood.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.