Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Cunno yaridii ugu badnayd oo caalamku Sanadkan wajahayo
    default
    Somalia

    Cunno yaridii ugu badnayd oo caalamku Sanadkan wajahayo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 13, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Golaha amaanka ee Qaramada midoobey,ayaa yeeshay kulan ay uga xaajoonayaan Cunta yarida caalamka soo wajahday.

    780-Milyan oo Qof,ayaa guud ahaan caalamka ay haysataa duruuf Cunna yari,kuwaasoo intooda badan ku nool Yemen iyo Afrika.

    Tirada Sanadkii hore Dadka Cunna-yaridu soo wajahday Caalamka oo idil,ayaa ahayd 340-Milyan oo Qof.

    Laba Qodob,ayaa sal u ah Cunna yarida caalamka wal walka ku haysa,kuwaasoo kala ah..

    1.Colaadaha.
    2 .Isbadalka Cimilada.

    Dagaalka Ruushka iyo Ukrain iyo fatahaada wax yeelaysay Dalagii Beeraha Bariiska ee Shiinaha oo ah Wadanka Beera Bariiska caalamka ugu badan,ayaa qaybta ugu weyn leh.

    Si kastooy tahay xal,ayaa loo heli karaa Cunna yarida caalamka waliba Wadamada fakhriga ah,hadii ay uhagar baxaan kuwa Qaniga ah,waxaana tusaale loosoo qaadan karaa Miisaaniyada Maraykanku ku bixiyo Milleteriga 5% ka mid ah,waxay dabooli kartaa Cunna yarida caalamka oo idil Hal Sano.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.