Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ecowas oo qarka usaaran in ay weerarto Saraakiisha Afganbiday Dowlada Niger
    Somalia

    Ecowas oo qarka usaaran in ay weerarto Saraakiisha Afganbiday Dowlada Niger

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 13, 2023Updated:August 13, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Urur Goboleedka ay ku bohoobey Wadamada Galbeedka Afrika,ayaa shaaciyay in Ciidamadoodu udiyaarsan yihiin talaabo Milleteri oo ay ka qaadaan Saraakiisha Afgenbiday Dowladii Dimuqraadiga ahayd ee Niger.

    Dhanka kale,waxay warka ay soo saareen ku dareen in ay furan yihiin Albaabada Diblomaasiyada.

    Hadalka Ecowas,ayaa loo arkaa mid dhinacna cadaadis looga saarayo kuwa Afganbiga sameeyay,halka dhinaca kale la siinayo fursad ay dib ugu laabtaan Xeryahoodii.

    Maraykanka,ayaa sheegay in uu ka wal wal qabo Nolosha Madaxweynaha la Afganbiyay iyo Qoyskiisa,waxuuna Blinken si cad umuujiyay walaac xoogan oo ka jira Caafimaadka Madaxweynaha,waxuuna udigay saraakiisha hogaaminaysa inqilaabka.

    Ecowas,waa Urur Goboleed xoogan oo horay faragelin ugu sameeyay,Wadamada kala ah…

    1.I Vory Coast.
    2.Liberia
    3.Mali.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.