Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wararkii ugu danbeeyay khasaaraha SNM Ee dagaalka
    Somalia

    Wararkii ugu danbeeyay khasaaraha SNM Ee dagaalka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 25, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Weerarkan,waxuu ahaa mid la qorshaynayay 6-dii Bilood ee udanbeeyay,waxaana laysku duba riday Saad iyo Ciidan door ah oo ay ugu danbeeyeen Labadii Taangi.

    Saakay 3-dii Habeenimo,ayaa Ciidan ismiidaamin ah oo gaaraya 500-Askari lakala dhexgeliyay Difaacyadoodii Gooja-cade.

    Ciidankaas dhabarka ka jabiyay Maleeshiyada SNM,waa kuwa khasaaraha ugu badan soo gaaray,waxayna ka koobnaayeen dhamaan Beelaha Harti.

    Khasaaraha soo gaaray SNM ee iskugu jira Hubka,Dhimashada,Dhaawaca iyo Maxaabiista inta la xaqiijiyay,waa…..

    Dhimashada iyo Dhaawaca rasmiga ah weli ma sugna marka laga soo tago war Suuqa.

    Maxaabiista la xaqiijiyay waa 65-Maxbuus.

    4-Taangi.

    3-Beebe.

    2-PM ama D-30.

    15-Suu/37.

    25-Cabdibile ah isugu jira Baroono/ Dhashiike/ Shilke.

    15-Baabuurta waaweyn ee Xamuulka Qaada.

    Dhulka laga sifeeyay waa 80-Km oo Ciidamada Difaaca Sool,waxay haatan ku sugan yihiin  Gumays.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.