Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay tahay Xogta Xisaab xirka dagaalka Gooja-cade?
    Somalia

    Maxay tahay Xogta Xisaab xirka dagaalka Gooja-cade?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 25, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xisaabka xirka dagaalka?

    1.80-km Dhul ah,ayaa laga sifeeyay,waxayna Ciidanku Difaac ka xirteen 16-km meel ujirta Oog.

    2.120-Maxbuus,ayaa laga qabtay oo uu ku jiro Talyihii Ciidanada hogaaminayay.

    3. 100-Gaari oo ay ku jiraan 4-Taangi iyo 8-Beebe iyo 25 iskugu jira Suu iyo Tarantasate,ayaa Gacanta looga dhigay.

    4.Hubka la qabtay,waxaa ku jira mid Maraykan ah,waxaana guud ahaan Geeska Afrika Hubka Maraykanka haysta Jabuti.

    5.Siyaasadii Juquraafi ee Dalka way isbadashay,waxaana soo afjarmay,waxii la oran jiray Somaliya iyo Somaliland.

    Beelaha Harti,waxay gaareen guul taariikhiya,waxayna muujiyeen Cududooda Jamhuuriyada ay ku dhex leeyihiin.

    Waa dagaal Juquraafi,Siyaasad iyo Milleteri huwan oo Beesha Harti ku xaqiijisay saamaynteeeda,awoodeeda iyo hankeeda.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.