Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faalllo:-Madaxda ku Shirsan Dhuusamareeb ma taageeri doontaa guusha Gooja-cade?
    Somalia

    Faalllo:-Madaxda ku Shirsan Dhuusamareeb ma taageeri doontaa guusha Gooja-cade?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 26, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Haday jirto Dowlad Somaliyed iyo Madax Qaran oo Dhuusamareeb ufadhiya Dan Ummadeed,waxaan ka rabnaa in ay taageeraan guusha Gooja-cade ee Shacabka SSC.

    Berri Warmurtiyeedka kasoo baxaya,hadii isku si loo bogaadin waayo Gooja-cade iyo Ceel-buur,wax walba waa cad yihiin.

    Xasan waxuu noqonayaa si rasmi ah Madaxweyne Beel gaar ah oo waxuu lumin doona maqaamka Madaxweyne Qaran ama waxuu xaqiijin doonaa in uu hayo masuuliyada loo dhaariyay.

    Madaxda kale ee DG,waxay iyaguna umuuqan doonaan Rag aan waxba gelin oo lahayste u ah Xasan dantiisa.

    Xujaa hortaalla Shirka Dhuusamareeb.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.