Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Shirkii Dhuusamareeb iyo dagaalkii argagixisada oo fashil kusoo idlaaday
    Somalia

    Shirkii Dhuusamareeb iyo dagaalkii argagixisada oo fashil kusoo idlaaday

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 28, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shirkii Dhuusamareeb,wax macno ah ma yeelan,waxuuna kusoo idlaaday saamayn la’aan.

    Sidoo kale waxii uu ugu magacdaray dagaalka argagixisada Wajigiisa 1-Aad,waxuu kusoo idlaaday faashil,markalana Wajigii Labaad waa ku ceeboobay.

    Qorshihii uu uyimid Dhuusamareeb saamayna kuma dhex yeelan Somalida,isla markaana Caalamku ma danayn.

    Ceel-buur awalba waa la tagi jiray oo waliba Sanado la joogi jiray,wax yaalana majiraan oo waa Magaalo cidlo ah oo argagixisadu go’doomisay.

    Haatan Xamar,ayuu kusoo laabanayaa Xasan,isagoo aysan waxba udhaqaaqin…

    1.Mahayo Dal midaysan.
    2.Ma hayo qorshe Dowladeed.
    3.Mahayo dagaal argagixiso.

    Dadaal walba iyo dhaqaale walba oo uu geliyay Saxaafada saamayn ma yeelan igu Sawirtiisii.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.