Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Guul darro walba oo Sool ka timaada waxaa iska leh reer Sool.
    Somalia

    Faallo:-Guul darro walba oo Sool ka timaada waxaa iska leh reer Sool.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 28, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Puntland-ta kale,waajibkoodii,waa guteen oo hawlgalkii Sool,waa kasoo dhalaaleen.

    Beesha Sool Dhul iyo Dadba waa Xor,iyagayna Gacantoodu ku jirtaa Aayaha masiirkooda.

    Sadex arimood,ayaa ka haray reer Puntland-ta kale…

    1.Laascaanood Gacantiinay ku baxday.
    2.Cuqdad lakala dhex-dhigay Beelaha.
    3.Tacadigii SNM ee Sool.

    Reer Sool,waxaa utaal si gaar ah Shaqo adag iyo jihayn mustaqbal oo ay tahay in ay dareemaan masuuliyadaas culayskeeda….

    1.Jihaynta Dhalinyarada Hubka Gacanta ku dhigay.

    2.Jihaynta masiirka Gobolka.

    3.Qaadashada doorka Qadiyadaha guud kaga aadan.

    Sadex arimood,waxaa laga rabaa in ay ku baraarugsan yihiin……

    B.Gaadmada SNM iyo qorshahooda xiga,kadib jabka gaaray.

    T.Udabacsanaanta iyo saamaynta Maskaxeed ee ay SNM ku dhex yeelatay Bulshada Sool qaybaheeda kala duwan.

    J.Dhisida Qabka iyo hanka Bulshada Sool.

    Guul darro walba oo Sool laga soo sheego Saakay kadib,waxaa iska leh oo aan lala qaybsanayn reer Sool.

    Puntland inteeda kale Difaaca Gobolka,waa idinla haynaysaa,sidoo kale Miisaaniyada,waa idinla xoojinaysaa.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.