Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xubin Sare oo ka tirsan Daacish oo Sirdoonka Puntland ay qabteen
    Somalia

    Xubin Sare oo ka tirsan Daacish oo Sirdoonka Puntland ay qabteen

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 11, 2023Updated:September 13, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garoonka Diyaaradaha Bosaso,waxay ku qabteen Wardoonka Puntland Xubin ka tirsan argagixisada,waxaana la qabtay mar uu kasoo degay Diyaarad ka timid Xamar.

    Baaris kadib,wuxuu qirtay in uu ka tirsan yahay ,dhawaana lagu soo daray kooxda,sida ay u xaqiijiyeen Idil News Saraakiil Pisa ka mid ah.

    Sidoo kale,waxaa Gacanta lagu dhigay Nabadoon Deegaanka caanka ahaa oo uqaabilsanaa kooxda Damaanada iyo gudbinta Xubnaha Argagixisada,kaasoo isku dayay in uu Damiinto oo sheegtay in uu isaga Marti uyahay.

    Ninka la qabtay ee Xamar ka yimid,ayaa qorshihiisu ahaa in uu ugudbo Buuraha si uu qayb uga noqdo hawlgalada argagixisadu ku waxyeelayso Bulshada.

    Hay’ada Sirdoonka PL ee Pisa,waxaa ka muuqda isbadal weyn oo dhinac walba ah,waxayna kor uqaaday hawlgalladeeda.

    Si gaar ah Xubnaha Hay’ada ee ka hawlgala Gobolka Bari,ayaa muujiyay dadaal iyo hawlkarnimo Shaqo.

    Qalabka,Gaadiidka,Xarumaha iyo Dhaqaalaha ay ku hawlgasho,ayaa la xoojiyay Sanadkii ugu danbeeyay.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.