Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Qatar oo bilowday Olale ay kuwada hadal siinayso Dowlada Somaliya iyo Shabaab
    Somalia

    Qatar oo bilowday Olale ay kuwada hadal siinayso Dowlada Somaliya iyo Shabaab

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 11, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Qatar waxay wadaa Olale ay ku badbaadinayso argagixisada.

    Waxay ka hor tagaysaa in laga adkaado argagixisada oo aan awoodooda la wiiqin ama waxay rabtaa in ay sii jiraan oo aysan soo afjarmin.

    Dowlada Somaliya,ayay ku casuntay wadahadal ku aadan sida loo furi karo wada xaajood dhexmara Dowlada iyo Shabaab.

    Madaxweynaha Fadaraalka oo diidan qorshaha Qatar,ayaa udiray Ra’isalwasaaraha.

    Lama garan karo waxa ay Qatar ka faa’idayso baalgelinta argagixisada,waxaase la hubaa in ay garab utahay,waxayna qabaan xeeldheerayaal dhanka amaanka ah in Qatar Gacmo kale ugu adeegayso naaxinta argagixisada Wadamada Islaamka.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.