Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Bixitaanka ATMIS saamayn maku yeelan doontaa shaqada UNSOM?
    Somalia

    Bixitaanka ATMIS saamayn maku yeelan doontaa shaqada UNSOM?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 13, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa Kismaayo ka baxay Ciidamadii Itoobiyaanka ee ku hawlgalayay Magaca ATMIS,kuwaasoo tiradoodu dhamayd ilaa 500-Askari.

    200-Askari oo ka mid ahaa Ciidanka Itoobiyaanka,ayaa Saldhig ay u ahayd duleedka Garoonka Diyaaradaha,waxayna sugi jireen amniga Xarunta UNSOM oo ku taal halkaas.

    Sidoo kale ATMIS waxay Villa Somaliya ka guuraysaa 25 Bishan September.

    Bixitaanka Ciidamada Atmis ma saamayn doonto Xarumaha UNSOM ee Muqdisho oo waxaa gaar ugu xil saaran amnigooda
    ATMIS POLICE kumana jiraan Ciidanka baxaya.

    Bixitaanka Ciidamada ATMIS ee Koonfurta Somaliya,waa qorshe socday oo horay loogu heshiiyay.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.