Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maamulka iyo Taliska Booliska Mudug Eed maku leeyihiin fashilka taagan?
    Somalia

    Maamulka iyo Taliska Booliska Mudug Eed maku leeyihiin fashilka taagan?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 13, 2023No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maamulka iyo Taliska Booliska Gobolka Mudug eed kuma leh fashilka amni ee jira,waana ka hawlgaleen dhacdooyinkii dhacay,isla markaana waa ku guulaysteen Gacan ku dhigida intoodii badnayd.

    Dilalka iyo Aanooyinka Qabiilka ee xalka laga gaaray…

    1. Dhimasho Reer xaaji iyo Reer Kuulbeer.

    2. Dhimasho Reer Axmed Iyo Reer Kuulbeer.

    3. Dhimasho Reer Bicid yahan,Maxamed gaal eri iyo reer Maxamed Xasan Dil (Ina Afdheere).

    4. Dhimasho Reer Mahad iyo Reer Maxamed Xasan (Maxamed Cumar Gurey).

    5. Dhimasho Reer Bicid yahan,Reer Samatar iyo Reer Khalaf (Ina Wardheere).

    6. Dhimasho Reer Bicid yahan,Reer Waceys iyo Reer Mahad.

    7. Dhimasho Reer Horogle Dhexdooda Cabdimahad Maxamuud Xaashi.

    8. Dhimasho Dir iyo Jareer(Muuse Yuusuf Cali Magan).

    9. Dhimasho Saruur Iyo Sharmaarke Shirwac.

    10. Dhimasho Saruur iyo Reer Xirsi.

    11. Dhimasho Maxamed Cumar iyo Reer Bicid yahan,Maxamed Gaal eri.

    12. Dhimasho Reer khalaf iyo Reer Maxamuud.

    13. Dhimasho Reer Mahad Iyo Reer khalaf.

    14. Dhimasho Hawrarsame iyo Reer Cali Muumin.

    15. Dhimasho Dir iyo Shiikhaal Dib u heshiisiin.

    16. Dhimsho Mayle Reer Mahad iyo Reer Xuseyn.

    17. Dhimasho Reer Mahad Dhexdiisa.

    18. Dhimasho Reer Mahad iyo Cabdi Ciise.

    19. Dhimasho Dir iyo Shiikhaal markale.

    19-kaas dhacdo ee Gobolka ka dhacay Masuuliyiinta Maamulka iyo Amniga Gobolku 14-ka mid ah waxay qabteen Dadkii fuliyay Dilalka,waxayna is hor fariisiyeen Beelaha.

    Qisaasta la fuliyay.?

    1.Reer Kahaf ah Hal Qof.
    2.Reer bicidyahan Hal Qif.
    3.Maxamed Cumar Laba Qof.
    4.leelkase Hal Qof.

    Dil ku Xukumanayaasha waa..?

    Sadex Xukumane.

    Dib u hishiisiinta loo baahan yahay waa..?

    1.Wadal moge iyo Leelkase.
    2.Leelkase iyo Reer Bicidyahan.
    3.Cumar Maxamuud iyo Reer Bicidyahan.
    4.Wagardhac iyo Reer Mahad.

    Waxaa xusid mudan 14-ka Qof ee la hayo 12-ka mid ah in ay kasoo jeedaan Beesha Cumar Maxamuud,waxaana la fududeeyay Maamulka Waxgaradka Beeshaas.

    Culayska ugu weyn ee Masuuliyiinta Gobolka haysata,ayaa kaga imaanaya Dhalinyarada Cabtooyda ah ee Gacanta ku dhigay taladii Beelaha Leelkase iyo Reer Bicid yahan.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.