Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xasan Shiikh oo udiray Muuse Biixi Lacag Cadaan ah oo door ah
    Somalia

    Xasan Shiikh oo udiray Muuse Biixi Lacag Cadaan ah oo door ah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 15, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xasan Shiikh waxa uu usii daayay Maamulka Muuse Biixi ee Somaliland Lacagtii kabka Miisaaniyada ee BC ay bixisay.

    Lacagta uu usiidaayay,ayaa gaaraysa $8-Milyan.

    Waxaa muhiimad gaar ah leh wakhtiga lagu beegay sii daynta Lacagtan oo ah xili Muuse baahi uqabo Lacag Cadaan ah oo wada socota si uu Hub uhelo.

    Sidoo kale Xasan,waxuu jilayaa Munaafaqad oo waxuu usoo diray LC wefti uu hogaaminayo Tima-cade si loo maaweeliyo oo loo majara habaabiyo reer Sool.

    Xassan Shiikh,waa fahansan yahay baahida Hargaysa,waana ka dharagsan yahay xogta colaada Sool,balse muhiimadiisu waa taageero qayaxan oo uu siiyo SNM.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.